Dhageyso Dhismaha Wadada isku xiraysa Gaallkacyo ilaa Hobyo oo Dhawaan la soo...

Dhageyso Dhismaha Wadada isku xiraysa Gaallkacyo ilaa Hobyo oo Dhawaan la soo Afjarayo Waase Goorma?

0
SHARE

Gudiga Horumarinta iyo Baraarujinta Bulshada Ee Gob ayaa ka warbixiyey Wax qabadka Gudigaasi ka dib markii uu dhamaaday wajigii Koobaad ee Dhismaha wadada Hobyo iyo Gaalkacyo Taas oo laga waday inta u dhaxeysa Wisil iyo Hobyo.

Prof. cumar Salaad Cilmi oo Ka mid ah Gudiga ku Howlan Dhismaha wadaadasi ayaa sheegey in bishaan la soo gaban gabaeeynayo  dhismaha wadada isku xirta Hobyo iyo Wisil isla markaana loo diyaar garoobayo xaflada loogu mahad celinayo Dadkii ka qeyb qaadatay dhisamaha wadadaasi, taas oo dhiiri galin u noqon doonta cidkasta oo wax ku darsanaysa tan dambe.

Cumar salaad ayaa xusey in marka xigta la bilaabi doono wajigii labaad ee dhisamaha wadada taas oo laga bilaabi doono inta u dhaxaysa Wisil Iyo ceelguula oo uu sheegey inay tahay meesha ugu dhibka badan hadda wadada xiriirisa Gaalkacyo iyo hobyo.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY