Dhageyso Gaalkacyo oo si wayn looga Hadal Hayo Arin Maamulada Labada dhinac...

Dhageyso Gaalkacyo oo si wayn looga Hadal Hayo Arin Maamulada Labada dhinac ay sameeyen

0
SHARE

Maamulada Labad dhinac ee Magalada Galkacyo ayaa sheegay in Diyaar ay u yihiin sii Xojiyaan Nabad iyo Dhexgalka Bulshada Magaladaasi, Masuuliyiinta Labad dhainac ee Gaalkacyo galmudug iyo Puntland Oo Bilihii ugu danbeyey Ku Howlalaan Sidii ay ku Xoojin lahayeen u wadda shaqeynta Si Looga Hortago wax kasta oo Dhibaato ku keeni kara Bulshada Degaanka Islamarkaana Isku Meel looga soo wadda jeesto Falalka La Xariir Amni Xumida iyo Coladaha Gobolka.

Duqa Degmada gaalkcyo Ee Galmudug Xirsi Yusuf Barre iyo Duqa Magaalada Gaalkcyo Ee Puntland Maxamuud yasiin tumay ayaa Si wadajir ah u sheegay In Markasta loo Baahan yahay sidii Kor loogu qaadi lahaa Nabad iyo Isdhexgalka Bulshada Labada dhinac Ee Gaalkcyo.

Hoos ka DhageysoCodka

 

LEAVE A REPLY