DAAWO -Jawaari Oo Markii Ugu Horeysay Warbaahinta La Hadlay Kadib Is Casilaadiisii...

DAAWO -Jawaari Oo Markii Ugu Horeysay Warbaahinta La Hadlay Kadib Is Casilaadiisii & Madaxweynaha Oo Ka Aqbalay

0
SHARE

Jawaari oo shir jira,iid ku qabtay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegay in ay sax tahay wararka la xiriira in uu ka tegay shaqada gudoomiyaha golaha shacabka,Waxa uu yiri waxaan rabaa in aan idiin xaqiijiyo Madaxweynaha iyo xildhibaanadana aan u sheego in aan ka wareegayo xilka gudoomiyenimo maalinta beri ah xildhibaanada aan ka hor sheegi doono.

Madxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ayaa si wayn ugu mahadceliayay Gudoomiyihii hore ee golaha shacabka,Madaxwaynuhu waxa uu sheegay in go,aanka Jawaari uu yahay mid taariikhi ah waxa shuruud ah oo ku xirana aysan jirin.

Sikastaba Gudoomiyihii Golaha Shacabka ayaa la filayaa in Maalinta berito ah uu khudbad dheer ka jeediyo Kulanka Baarlamaanka,isaga oo kaga hadli doono is casilaadiisii iyo waxa sababay.

Hoos Ka daawo  Madaxweyne Farmaajo iyo gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya.

 

LEAVE A REPLY