Gabar lix bil keliya jirta oo Hindiya lagu kufsaday Kadibse Maxaa dhacay?

Gabar lix bilood jir ah ayaa lagu kufsaday laguna dilay gobolka Madhya Pradesh ee dalka Hindiya, falkaasi oo noqonaya kii ugu dambeeyay falal taxana aha oo kufsi loogu geystay caruur badan oo dalkaasi ku sugan, taasi oo lagu tilmaamay in dalku uu galay xaalad degdeg.

Jismiga ilmahan yar oo wadda dhiig ah ayaa laga helay qeybta hoose ee dukaan ku yaalla magaalada Indore ee dalkaasi.

Ilmaha yar ayaa xiligii la afduubanayay waxa ay la jiiftay waalidkeed laamiga, kuwaasi oo ka mid aha dadka hoy la’aanta ku ah Hindiya.

Dibadbaxyo ayaa ka soconayay dhawaanahan guud ahaan dalka Hindiya, kaddib markii ay kordheen kiisaska caruurta la kufsado.

Ra’isal wasaaraha Hindiya Narendra Modi, ayaa la filayaa inuu gudoomiyo maanta kulanka golaha wasiiradda oo looga baaraan degayo hindisa sharciyadeed lagu soo bandhigayo ciqaabta dilka ee ka dhanka ah falalka kufsiga.

Saraakiil dowladda ka tirsan ayaa muujiyay in ku dhawaad 19 kun oo kiisas kufsi ah la diiwaangaliyay sanadkii 2016 keliya, tiradaasi oo ka badan tii la diiwaangaliyay 20015-ki.

Dawladda Hindiya ayaa dhawaan xoojisay sharciyada lagula dagaallamo xadgubyada dhinaca galmada kaddib markii ay dhaceen dhowr kufsi oo warbaahinta dunida ay si weyn ugu hadashay.

Dowladda Hindiya ayaa dhaleeceen badan loo soo jeediyay inaysan waxba ka qabanayn ammaanka dumarka Hindiya. Hindiya ayaa kufsiga uu aad ugu badan yahay.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Madaxweyne caan ah oo loo heysto inuu xaday dheyman lagu qiimeeyey 15 bilyan oo dollar
- May 24, 2018
Guddi ka tirsan baarlamanka dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay ku cadaadiyaan madaxweynihii hore ...
War dag dag ah Daawo Sawiro Laga soo Qaaday Dhawacyada Ciidamada Somaliland Dgaaal Wali ka socda Maanta Tukaraq
- May 24, 2018
Dagaal Xoogan ayaa maanta ka Socda Deganka tukaraq Kaasi oo u dhaxeeya Ciidmada Maamulka ...
Daawo Sawirada + Warbixin : Magaalada Hobyo oo Lagu Doortay Gudoomiye Cusub
- May 24, 2018
HM)  Xafiiska Gaalkacyo Xaflad Ka Dhacday Magaalada Hobyo Ee Goballka Mudug ayaa Dhalinyarada Degmadaasi ...
Daawo Sawirada Masuuliyiin ka kala Socday Maamulka Galmudug iyo Sarakiisha EU NAVFOR oo ka wada Hadley Amaanka Xeebaha Galmudug
- May 24, 2018
Maraakiibta Talyaaniga iyo maraakiibta yaryar ee ka socda amaanka EU NAVFOR, ITS Margottini waxay ...
Akhriso Faah Faahino Dagaal Xoogan oo Saaka Ka Dhacay Tukaraq iyo Puntland oo War-Saxafadeed Deg deg ah Goordhaw soo Saartay
- May 24, 2018
Kadib dagaal saakay ka bilaawday deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxaa Warka soo ...
XOG: Sirdoonka DF oo qorshe cusub ay kaga hortagayaan u degay dilalka qorsheysan ee Muqdisho ka geystaan Daacish
- May 24, 2018
Sirdoonka Soomaaliya ayaa badinaya wardoonkooda magaalada Muqdisho ka dib markii ay soo if baxday ...
Warar Cusub oo ku Saabsan Xildhibaan Lagu Toogtay Magaaalada Gaalkacyo iyo Cidii Dilkaasi ka danbeysay
- May 24, 2018
Faah Faahino Cusub aya ka Soo baxaya Dil ka dhacya Magaalada Gaalkacyo Halkaasi oo ...
DHAGEYSO:-Maamulka degmada Caabudwaaq oo eedeen u jeediyay maamulka Galmudug
- May 23, 2018
Guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmada Caabudwaaq ee Waaqoyga gobolka Galgaduud ayaa eedeen ...
DHAGEYSO:-Maamulka degmada Caabudwaaq oo eedeen u jeediyay maamulka Galmudug
- May 23, 2018
Guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmada Caabudwaaq ee Waaqoyga gobolka Galgaduud ayaa eedeen ...
DHAGEYSO: Khilaaf xoogan oo Markale soo kala dhex galay Madaxda Galmudug, (Yaa ka dambeeya?)
- May 23, 2018
Khilaaf cusub ayaa markale soo gala dhexgalay Madaxda maamulka Galmudug sidda ay shaaciyeen Mas’uuliyiin ...
XOG CUSUB: Dowlada Turkiga oo Madaxweyne Farmaajo ku Qalqaalineysa inuu ka Taqaluso Imaaraadka
- May 23, 2018
 Warar hoose oo ay heleyso Hobyomedia.com .com ayaa sheegaya in Masuuliyiin ka socda Dowlada ...
Cabdiraxmaan C/shakuur” Booqashadii Doha ka dib Xildhibaanada waxaa loo qeybiyay lacag gaaraysa $1645,000
- May 23, 2018
Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo ka mid ah Siyaasiyiinta aadka u mucaaradsan Dowladda madaxweyne Farmaajo ...
Diyaarad dagaal Nuucii ugu dambeeyay Dunida oo Duqeymo geesatay (Daawo Sawirro)
- May 23, 2018
Diyaarad dagaal oo nooceedu yahay F-35 laguna farsameeyo dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeesay ...
Weerar Madaafiic Ah Oo Lagu Qaaday Fariisin Ay Leeyihiin Ciidamada AMISOM
- May 23, 2018
Faah faahino dheeraad ah ayaa kazoo baxaya weerar madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu ...
Sucuudiga iyo Masar oo dhex dhexaadinaya Jabuuti iyo Imaaraad, waxaan Jabuuti tagay Madaxa DPWorld
- May 22, 2018
Madaxa shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta Axmed Bin Suleyman ayaa horaantii bishan ...
>
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements