Gudoomiyaha Gob Prof Shirwac oo Gaalkacyo Soogaaray (Sawiro)

Gudoomiyaha Gob Prof Shirwac oo Gaalkacyo Soogaaray (Sawiro)

0
SHARE

Prof Abdulkadir Shirwa ayaa Garoonka Ocsho waxaa ku soo dhaweyay masuuliyinta Gob oo ugu horeyo Dr Cumar Salaad Cilmi ,Duqa Dagmada Gaalkacyo iyo ku xigeenkiisa ‘iyo ururada dhalinyarada ee Magalaada Gaalkacyo.

Shirwac oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in socdaalkii uu ku tagay dalka dibadiisa ay wax badan u soo qabsoomen isagoona u mahad celiyaya cid kasta oo ka qeyb qadatay dhismaha Wadada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo

LEAVE A REPLY