Madaxweyne Xaaf oo arin Muhiim ah ka Hadlay , Wararkii ugu...

Madaxweyne Xaaf oo arin Muhiim ah ka Hadlay , Wararkii ugu Danbeyay

0
SHARE

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaran Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay 15-ka Bishan in Magaalada Dhuusamareeb ay ka qabsoomayso Dooarashada Kursigii uu ka geeriyooday Bootaan Ciise Caalin oo dalka India ku geeriyooday, 19-kii March 2017-kii.

Waxa ay sheegtay Odayaasha iyo Ergada masuulka ka ah Kursigaasi in laga doonaayo diyargarowga doorashada iyo in ergada ay sii tagaan Magaalada Dhuusamareeb oo ah halka doorashada ay ka dhaceyso.

Xaliimo Yarey ayaa sheegtay nidaam kasta oo salka ay ku hayso Doorashada inay masuul ka yihiin Guddigooda, balse xubnaha Ergooyinka ee Doorashada ka qayb galaya looga baahan yahay inay isa soo diyaariyaan kaliya.

LEAVE A REPLY