Magaalada Gaalkacyo ,Ciidamada Galmudug oo Baadi Goobaya Dad Laga Shakiyay,iyo Warar...

Magaalada Gaalkacyo ,Ciidamada Galmudug oo Baadi Goobaya Dad Laga Shakiyay,iyo Warar Shegaya Saraaakil Shabab ah oo Gaalkacyo soo Galay

0
SHARE

Wararka Laga helayo Lamaha amniga Gobalka muudg ayaa sheegay in ay dadka reer Gaalkacyo ujeedinayaan in ay ka fee jignaadaan goobaha dadka ay igu yimaadaan kadib markii la helay in ay jiraan kooxo dhagar qabayaal ah oo glkacyo kusugan in ay jiraan

Xogta ayaa sheegay in Kooxaha ay isugu jiraan kuwa Qaraxyo gaysanayan iyo kuwa doonaya in ay weeraro gaystaan hasa ahaatee waxaa Feejignaan Xoogaan lagaliyay Ciidamda kala duwan ee Gobalka muudg waxaaan socda Howlalo lagu baadi goobayo kuwa laga shaki qabo

Dhawaan ayay ahayd markii Ciidamo ay howlgal kasameeyeen Mid kamid ah xaafadaha galkacyo ay kala bexeen Haweeneey lasheegay in ay xiriir la leedahay Kooxda al shabaab ilaa iyo hadana lama hayo halka lageeya

LEAVE A REPLY