Ogaysiis hay’adaha Caalamiga ee Daneeya Arimaha Horumarunta oo Shir Muhiim ah...

Ogaysiis hay’adaha Caalamiga ee Daneeya Arimaha Horumarunta oo Shir Muhiim ah ka Furaya Dhuusamareb , Faldan Haddaad Doonayso Inaad ka Mid Noqoto Ka Qeyb Galayaasha Madashaasi Iska Diwaan gali Halkaan.

0
SHARE

Waxaa Magaalada Dhuusamreeb Ee Caasimada Dowlad Goboleedka Galmudug Ka Furmi Doona Shir Caalami ah oo looga hadlayo Horumarinta Degaanada Galmudug kaas oo ay soo qaban qaabisay rugta ganacsiga Galmudug.

Madasha Shirkaana ayaa waxa ka soo qeyb gali doona madaxda Ugu Sareysa Galmudug hay’adaha Caalamigaa ee Daneeya Arimaha Horumarunta, Kuwa gaarka loo leeyahay, Aqoon yahano, Qurba joog, Ganacsato iyo Bulshada rayidkaa. wax

Ujeedada ugu weyn ee madashaan waa sidii meel la isugu keeni lahaa maskaxda, maalka iyo muruqa reer Galmudug si loo wanaajiyo nolosha shacabka, adeegyada deegaanadooda iyo kobcinta dhaqaalahooda.

Faldan Haddaad Doonayso Inaad ka Mid Noqoto Ka Qeyb Galayaasha Madashaasi Iska Diwaan gali Halkaan.

https://sites.google.com/view/gppd/home

LEAVE A REPLY