Akhriso Gaas & Xaaf oo ku biiray madaxda dowlad goboleedyada ee gaaray Baydhabo iyo Sababta ka Danbeysa in Xaaf uu badalo Go,aankiisa uuna Tgao Baydhabo

Guddoomiyaha golaha Iskaashiga dowlad goboleedyadda ahna Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa  gaarey magaalada Baydhabo. Waxaa garoonka dayuuradaha Magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda.

Gaas ayaa ka qeyb galaya doona shir ay yeelan doonaan Madaxda maamul goboleedyadda oo lagu waddo inuu ka furmo Magaalada Baydhabo ,Sidoo kale, Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa isna gaarey magaalada Baydhabo.

Garoonka Dayuuradaha Magaalada Baydhabo ayaa lagu sharaxay Calamadda maamuladda Koonfur Galbeed, Puntland, Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland.

Madaxda Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa horay u gaaray Baydhabo saaka halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey.

Madaweynaha Xaaf ayaa Badalay go,aankiisi ahaa in uu ka Baaqdo SHirka baydhabo kadib markii ay soo shaac baxeen in dowlada soomaliya ay diyaarinayso Qorshooyin ka dhan ah madaxwyne xaaf waxana uu go,aan uu ku garay in uu shirkaasi uu ka qayb galo madama  go,aanka mamaul gobaledyada ay sameynayso galmudug .

 Madaxda Dowlad Gobaledyada iyo DOwlad Dhexe aya waxa soo ala dhax glay Khilaaf xoogan tan iyo markii ay soo shaac baxeen khilaafa u dhaxeeya haliijka  .

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

Madaxweyne caan ah oo loo heysto inuu xaday dheyman lagu qiimeeyey 15 bilyan oo dollar
- May 24, 2018
Guddi ka tirsan baarlamanka dalka Zimbabwe ayaa la filayaa inay ku cadaadiyaan madaxweynihii hore ...
War dag dag ah Daawo Sawiro Laga soo Qaaday Dhawacyada Ciidamada Somaliland Dgaaal Wali ka socda Maanta Tukaraq
- May 24, 2018
Dagaal Xoogan ayaa maanta ka Socda Deganka tukaraq Kaasi oo u dhaxeeya Ciidmada Maamulka ...
Daawo Sawirada + Warbixin : Magaalada Hobyo oo Lagu Doortay Gudoomiye Cusub
- May 24, 2018
HM)  Xafiiska Gaalkacyo Xaflad Ka Dhacday Magaalada Hobyo Ee Goballka Mudug ayaa Dhalinyarada Degmadaasi ...
Daawo Sawirada Masuuliyiin ka kala Socday Maamulka Galmudug iyo Sarakiisha EU NAVFOR oo ka wada Hadley Amaanka Xeebaha Galmudug
- May 24, 2018
Maraakiibta Talyaaniga iyo maraakiibta yaryar ee ka socda amaanka EU NAVFOR, ITS Margottini waxay ...
Akhriso Faah Faahino Dagaal Xoogan oo Saaka Ka Dhacay Tukaraq iyo Puntland oo War-Saxafadeed Deg deg ah Goordhaw soo Saartay
- May 24, 2018
Kadib dagaal saakay ka bilaawday deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ayaa waxaa Warka soo ...
XOG: Sirdoonka DF oo qorshe cusub ay kaga hortagayaan u degay dilalka qorsheysan ee Muqdisho ka geystaan Daacish
- May 24, 2018
Sirdoonka Soomaaliya ayaa badinaya wardoonkooda magaalada Muqdisho ka dib markii ay soo if baxday ...
Warar Cusub oo ku Saabsan Xildhibaan Lagu Toogtay Magaaalada Gaalkacyo iyo Cidii Dilkaasi ka danbeysay
- May 24, 2018
Faah Faahino Cusub aya ka Soo baxaya Dil ka dhacya Magaalada Gaalkacyo Halkaasi oo ...
DHAGEYSO:-Maamulka degmada Caabudwaaq oo eedeen u jeediyay maamulka Galmudug
- May 23, 2018
Guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmada Caabudwaaq ee Waaqoyga gobolka Galgaduud ayaa eedeen ...
DHAGEYSO:-Maamulka degmada Caabudwaaq oo eedeen u jeediyay maamulka Galmudug
- May 23, 2018
Guddoomiye ku xigeenka arimaha bulshada ee degmada Caabudwaaq ee Waaqoyga gobolka Galgaduud ayaa eedeen ...
DHAGEYSO: Khilaaf xoogan oo Markale soo kala dhex galay Madaxda Galmudug, (Yaa ka dambeeya?)
- May 23, 2018
Khilaaf cusub ayaa markale soo gala dhexgalay Madaxda maamulka Galmudug sidda ay shaaciyeen Mas’uuliyiin ...
XOG CUSUB: Dowlada Turkiga oo Madaxweyne Farmaajo ku Qalqaalineysa inuu ka Taqaluso Imaaraadka
- May 23, 2018
 Warar hoose oo ay heleyso Hobyomedia.com .com ayaa sheegaya in Masuuliyiin ka socda Dowlada ...
Cabdiraxmaan C/shakuur” Booqashadii Doha ka dib Xildhibaanada waxaa loo qeybiyay lacag gaaraysa $1645,000
- May 23, 2018
Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo ka mid ah Siyaasiyiinta aadka u mucaaradsan Dowladda madaxweyne Farmaajo ...
Diyaarad dagaal Nuucii ugu dambeeyay Dunida oo Duqeymo geesatay (Daawo Sawirro)
- May 23, 2018
Diyaarad dagaal oo nooceedu yahay F-35 laguna farsameeyo dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeesay ...
Weerar Madaafiic Ah Oo Lagu Qaaday Fariisin Ay Leeyihiin Ciidamada AMISOM
- May 23, 2018
Faah faahino dheeraad ah ayaa kazoo baxaya weerar madaafiic loo adeegsaday oo xalay lagu ...
Sucuudiga iyo Masar oo dhex dhexaadinaya Jabuuti iyo Imaaraad, waxaan Jabuuti tagay Madaxa DPWorld
- May 22, 2018
Madaxa shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta Axmed Bin Suleyman ayaa horaantii bishan ...
>
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements