AKHRISO: Khilaaf culus oo soo kala dhex galay Xildhibaanada Galmudug & Arrinta...

AKHRISO: Khilaaf culus oo soo kala dhex galay Xildhibaanada Galmudug & Arrinta ay salka ku heyso oo..

0
SHARE

Tiro Xildhibaano ah ayaa  Shir-jaraa’id oo ay ku qabteen Magaalada Cadaado Waxaa ay Sharci-Darro Ku tilmaameen Dastuurka Gal-mudug Wax-Kabadalka Lagu Sameeyay waxaana Ay tahay Sharci-darro islamarkaasi Dastuurka Lagu xad-gudbayo.

Xildhibaanada Shirka-jaraa’idka ku qabtay Magaalada Cadaado ayaa waxaa kamid ah Xildhibaanada Abuukar Warsame oo la hadlay warbaahinta ayaa Waxaa tibaaxay in ka xildhibaan ahaan aysan Ka war-qabin Wax-ka badalka Lagu Sameeyay Dastuurka Maamul-Goboleedka Gal-mudug.

Ma cada halka ay Saldhigan-Doono Khilaafkan Kasoo shaac-baxay Baarlamanka Gal-mudug kaasi oo salka Ku Hayo Arimo la xiriiro Dastuurla Maamulka Oo Wax-Kabadal Lagu sameeyay.

LEAVE A REPLY