Akhriso : Madaxweyne Xaaf “” Barlamaanka waxan ka Codsanaya in Mooshinka ay...

Akhriso : Madaxweyne Xaaf “” Barlamaanka waxan ka Codsanaya in Mooshinka ay joojiyaan “”

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa khubad ka jeediyay Munaasabada Caleemo saarka guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal sheikh Cabdiraxmaan.

Khudbada Madaxweyne Xaaf ayaa isugu jirtay kaftan iyo baaq,waxa uuna ugu abaqay xildhibaannada Golaha Sahcabka in ay mooshinada joojiyaan.

“Runtii waqtigaan dalka waxa uu ku jiraa xaalad adag,waxay u muuqataa in dadku aysan israbin laakin aniga waxaana ugu baaqayaa xildhibaanada Golaha Shacabka in ay joojiyaan mooshinada ay wadaan ayuu yiri Madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Barlmaanka Soomaliya ayaa caan ku ah Moooshin Waxana Sanad Walba Barlamaanka uu sameya mooshin xasaasi ah oo qof masuul ah meesha looga saaro taa oo dad badan ay u arkaan in ay hay,ado ajaanib ah ay dabada ka riixayaan

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.