Akhriso :Madaxweyne Xaaf oo ay Hortaalo labo Daran mid Dooro Si Kursigiisa...

Akhriso :Madaxweyne Xaaf oo ay Hortaalo labo Daran mid Dooro Si Kursigiisa uu u sii Joogo,Khilaaf Cusub oo Soo Shaac Baxay

0
SHARE

Madaxweyne Xaaf ayaana khasab ku tahay in uu Dowlada Somaliya  uu taageero ama uu dhex dhexaad ka noqdo Khiaafyada siyaasadeed ee soo shaac bacay si uu xilkiisa u siii hayo ,arinta inkastoo lagu cadaadinayo in uu meel kasoo istaago khilaafka taagan madama khilaaf hor leh  uu soo shaac baxay kaasi oo u dhaxeeya madaxda dowlad gobaedyada iyo dowlada dhexe

lama oga sida uu xaalka noqon karo hase yeeshee waxay u muuqataa in uu madaxweyne xaaf ku dag dageen arinta labada dhinac marka loo eego aamusnaanta , taa oo sahli karta in dowlada somaliya ay u aragto aamusnaantiisa mid qaldan oo uu maeegayo xaaf arimo kale

Madaxwenaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo kamid ah Madaxda Maamulada isbaheysta ayaa xiligan ku dhex jira loolanka sare ee u dhaxeeya Khilaafka Dowlada iyo Madaxda Maamulada.

Madaxda Maamulada Dalka Somaliya ayaa madaxweynaha Galmudug ka codsanaya in uu ku soo biiro Qorshahooda kaasi oo ah in Dowlada imaraadka la taageero iyadoo laga soo horjeesanayo dowalada Somalia.

Arimaha Sababta u ah Go.anka Xaaf.

Maamulada Jubbland iyo Putland midkoodna arimaha adag ugama xirno Dowlada somaliya marka lala barbar dhigo Galmudug iyo Hirshabeelle oo ah labo maamul oo madaxdooda ay gunta hoose uga xiranyihiin Magaalada Muqdisho asal ahaan iyo dhinac walbo.

Madaxweyne Xaf aya waxa hor yaala labo daran mid dooro taa oo ah in uu dowada a safto iyo in  uu la safto madaxda dowlad gobaleedyada oo hada u arkaya in awoodooodi  uu farmajao iyo kheyre ay doonayan in meesha laga saaro waxana hadii uu raaco go.aanka madaxda maamul gobaedyada ay sahaysa in dowlada dhexe ay sii wado qorshaha xaaf mooshin looga keenayo oo hada a shegayo in dowlada mar horeba ay sii guda gashay ,

Culayska kale ee horyaaa aya ah hadii  uu ka aamuso in madaxda dowlad gobaedyada y u fahmaan in xaaf uu dowlad la safan yahay halka dowlada dhexena ay u arkayso in qorshaha  madaxda dowlad goabledyada uu qayb uu ka yahay isla markana arimo siysaasadaysan uu la aamusay  .

Siyaasiyiin falanqeeya arimaha siyasada somaliya aya u arka hadii uu xaaf  dowlada hadii uu ka soo horjeesto uu a safto Madaxda dowlad gobaledyada sida puntland, iyo jubland ay soo dadajinayo in uu meesha u ka baxo madaxweyne xaaf madama marka oo eego xildhibanada barlmanka galmudug iyo tiradadooda in lagu kala fur furi karo lacag waa sida ay hadalka u dhigeene

Dowlada Soomaiya ayaa ku Dadaaalaysa  in ay awooda Maamul Gobaleedyada ay  xakameysto oo si tooos ah ay  u hoos yimadaan inkastoo arintaasi ay fiican taahy hadana qaabka siyaasadeed ee loo marayo ay dad badna u arkaan in dowlada dhexe ay ku  dag dagayso

LEAVE A REPLY