DAAWO-Hubkii iyo Gaadiidkii DAGAALKII TUKARAQ Laga Furtay Soomaaliland OO LA SOO BANDHIGAY

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu hadda ka helayno magaalada Garoowe ayaa sheegaya in gudiga difaaca Puntland ay soo bandhigi doonaan gaadiidkii dagaalkii shalay ay ciidanka difaaca dowladda Puntland ka qabsadeen maamulka Soomaaliland.

Wararka ayaa sheegaya in gaadiidka dagaalka ee Somaliland laga qabsaday ay hadda gaareen 9 baabuur oo iskugu jira noocyada kala duwan ee dagaalka, kuwaasi oo intii duqadaha yaryar dagaalka ka soo gaarey lagu sameeyey magaalada Garoowe.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu hadda ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in xaaladdu ay saaka sidii shalay ka degan tahay uusanna jirin dagaal foolka fool ah oo dhexmaray ciidamada labada dhinac ee ku sugan aaggaasi.

Ciidanka Puntland iyo kuwa Soomaaliland ayaa waxaa lagu soo waramayaa inay ku sugan yihiin fariisimadii ay kaga sugnaayeen shalay galab deegaankaasi, waxaana meelaga qaar laga maqlayaa rasaasta ka dhacda qoryaha culus oo ciidanku ridayaan

 

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

(Sawiro+Faah-Faahin Dab Qasaare Hantiyeed Gaystay Oo Qabsaday Mid Ka Mid ah Dhismayaasha Ugu Caansan Dhanka Gaalkacyo ee Galmudug
- Nov 22, 2019
HM__Xafiiska Gaalkacyo :Dab Gaystay Khasaare Hantiyeed Ayaa Saqdii dhexe Ee Xalay Abaaro 12:45 ...
Akhriso QM oo war Culus ka soo Saartaz Khilaafka u dhaxeya Dowlada Somaliya iyo Maamul Gobaleedyada
- Nov 22, 2019
Wakiilka Gaarka ah ee Qaramaada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan oo khudbad u jeedinaayay ...
DEG DEG: Kulankii Muxaadarada uu Sheikh Umul ku qaban lahaa Muqdisho oo baaqday + Sababta
- Nov 22, 2019
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay inuu baaqday ...
Natiijooyin hordhac ah oo laga helayo baaritaanka xabadii dishay Elmas Elman
- Nov 22, 2019
Waxaa soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo ku saabsan halka ay ka timid xabadii ...
Dowlad ka tirsan Yurub oo dayuurad gargaar sida ka soo dejisay Muqdisho (Sawirro)
- Nov 22, 2019
Diyaarad weyn oo sida gargaar loogu tala galay dadka fatahaadaha iyo daadadka roobku ku ...
Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
 
Advertisements