Daawo Muqaalka : Magaalada Hobyo oo Cagta Saartay Wadadii Horumarka .

Daawo Muqaalka : Magaalada Hobyo oo Cagta Saartay Wadadii Horumarka .

0
SHARE

HM__  Xafiiska Gaalkacyo  ,Magaalo Xebeedka Hobyo ayaa Waxa ka Socda Horumaro kala duwan Kaidb Markii Mgaaadaasi ay soo Gaartay dhismaha Wadada isku xiraysa Gaalkacyo iyo Hobyo taa oo hawusheeda ay Gacanta ku Hayso Gob , Waxana Tan iyo Markii Wadadaasi Hobyo ay soo Gaartay Waxa Halkaasi ka Bilowday Horumaro kala duwan oo isugu jira dhismayaa u Cusub  oo Magalada ku soo Kordhay, Wadooyin laga dhax Sameyay gudaha Magalada iyo Sidoo kale Bulshada degankaasi oo u guntaday sidii ay magalada Horumarkeeda uga Shaqyan lahaayen

Gudooomiye ku xigeenka Degamada Hobyo Maxamuud  Maxamed Cawaale  ayaa Sheegay in Mgaalada Hobyo ay Cagta saartya Wadadii Horumarka isla Markana Maamulka Degankaasi iyo Bulshada Hobyo ay si Wadajir ah ay uga Wada Shaqyanayan horumarinta Magalada Hobyo

Waxa u tilmaamay in wada Shaqayn Xoogan ay kala dhaxeyso Bulshada Deganka isla markana ay iska kaashadan Horumarinta Magaalada Hobyo

Halkan Hoose ka Daawo Muqaalka  Warbixnta 

LEAVE A REPLY