Daawo Muqaalo iyo Warbixino ku Saabsan dhismaha isbitaalka Gawaan iyo Halka uu...

Daawo Muqaalo iyo Warbixino ku Saabsan dhismaha isbitaalka Gawaan iyo Halka uu Marayo

0
SHARE

Dhawaan Halka uu ka Socdo DHismaha isbitaalka Gawaan Waxaa Booqday Masuuliyin ka Socday Urura Horumarinta iyo Baraarujinta SHacabka ee Gob iyo Sidoo kale Masuulyiin kale oo  ka Socday Magaalada Hobyo Waxana ay Kormereen goobta laga dhisayo qaybaha isbitaalka gawaan Halkaasi oo ay shir jaraaid ku qabteen

Hadaba Halkan Waxan idin kugu soo Gudbin doona Muqaalo Kooban oo Warbixin idin ka Sii Doona  Halka uu marayo dhismaha isbitaalka Gawaaan , Masuuliyiintii Booqday iyo Sidoo kale Qudbadihii ay  Halkaasi ka Jeediyeeen

Hoos ka Daaawo Muqaalka

 

LEAVE A REPLY