Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf iyo Xildhibaano la socday oo Dib ugu...

Daawo Sawirada Madaxweyne Xaaf iyo Xildhibaano la socday oo Dib ugu Soo Laabaty Dhuusamareeb

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed ducaalle Geelle Xaaf iyo Wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Dhuusomareeb ee Caasimada Maamulka Galmudug.

Madaxweyne Xaaf oo maalmahan ku sugnaan Magalada Muqdisho ayaa safarkisia waxaa ku wehliyay xildhibaano ka tirsan galmudug kuwaasi oo dhankooda ku sugnaa magaalada Muqdisho.

Wafdiga madaxweynaha Waxaa Garoonka Dhuusomareeb ku soo dhaweeyay Madaxda Xukuumada Galmudug Shiikkh Shaakiir iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug.

Madaxweynaha ayaa soo dhaweyn kadib loo gudbiyay dhanka madaxtooyda waxana la filayaa in halkaasi kulamo ka dhacaan maalmahan madama ay soo cusboonaadeen qilaafyo u dhaxeeya barlamanka iyo Xukuumada.

LEAVE A REPLY