Daawo Sawirada Olale Xoogan oo ka Bilowday Qaybo Ka Mida Xaafadaha...

Daawo Sawirada Olale Xoogan oo ka Bilowday Qaybo Ka Mida Xaafadaha Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug

0
SHARE

Olalahaan Nadaafadeed oo uu hogaaminayay C/qaadir C/kariin gudoomiyaha Xaafada Wadajir Ee Magaalada Gaalkacyo Ee Galmudug iyo Qaar ka mid ah gudoomiyaasha laamaha Xaafadu ka Kooban tahay ayaa laga sameeyey Xaafada Wadajir ee magaalada Gaalkacyo.

Sidoo kale Olalaha ayaa waxaa ka qeyb qaadanayay Dadweynaha xaafada kaasi oo looga gollahaa sidii Bishaan Barakaysan ay xaafada u noqon lahayd mid nadiifa iyadooona lagu gudajiro xili roobaadka.

Qashin badan oo tubnaa wadooyinka ayaa la qaaday kuwaas oo markoodii hore uu qashin xiray.

Maamulada Xaafadaha Gaalkacyo iyo Dadka Shacabkaa ayaa Bilaabay inay si iskooda ay ugu qeyb qaataan Howlaha Horumarinta Degmada Gaalkacyo, waxaana Olalahaan uu imaanayaa xili inta badan ay roobab ka da’een magaalada Gaalkacyo.

       

LEAVE A REPLY