Deg Deg Diyaaarada Sida wafdi ka Socda Dowlada Soomaliya oo Goordhaw ka...

Deg Deg Diyaaarada Sida wafdi ka Socda Dowlada Soomaliya oo Goordhaw ka Soo Duushay Muqdisho kuna Soo Wajahan Hobyo

0
SHARE

HM___ Xafiisa Hobyo , War Goordhaw ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Warbaahinta Hobyomedia.com aya Waxa ay Shgeayan in Magaalada Muqdihso Goordhaw ay a Soo Duushay Diyaarada Sida Wafdi ka Socda Dowlada Fadaraalka Soomaliya waxana Diyaaarada Saacadaha Soo  Socda ay ku soo Wajahantahay Mgaalada Hobyo

Ciidamada amaanka ayaa Guud ahaan amniga si wayn u adkeeyay , Waxana Garoonka Diyaaaradaha Mgaaalada Hobyo , Ku Sugan Shacab farabadan oo sugaya  Madaxda ka imanaya Magaalada Muqdisho

 War Goordhaw ay heshay Xafiis Wareedka Hobyomedia.com ee Mgaalada Hobyo aya Waxa ay shegayaan in diyaaradaaasi ay la Socdaan Xubnaha Dowlada Dhexe ugu Jira Maamulka Galmudug , Gaar ahaan Labada Gole ee Barlamanka Somaliya iyo Mudanayaasha Aqalka Sare

Sidoo kale War Goordhaw laga Helay  Xafiiska Ra,iisul Wasaaraha aya Shegaya in   Ra,iisul Wasaare Kheyre uusan Hobyo Tageen Taa Badalkeedana Dowlada Dhexe ay soo Dirtay Wafuud kala Duwan

 Wixii Warar ah oo ku soo kordha kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY