(Dhagayso) Dood Kulul oo Ku saabsan Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna

(Dhagayso) Dood Kulul oo Ku saabsan Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna

0
SHARE

Doodaan ayaa waxa ay kusaabsantahay qilaaf Dib uga dhex abuurmay Maamulka Galmudug Gaar ahaan Nidaamkii Loomaray Heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna

Doodan aya waxa looga hadlaya dhawr  dhinac oo ku saabsan Heshiiskii u Dhaxeeyay Maamulka Galmudug iyo Ururka ahlusuna Waljameeca Waxana  lagu soo hadal Qaaday arimo Dhawr ah oo Xasaasi ah

Maamulada Galmudug iyo ahlusuna Ayaa Dhawaan la isku daray , Waxana xildhibaanada labada dhinac ay hada noqonayan kuwa Mideysan oo ku wada Abtirsada Maamulka Galmudug

Wasiirka Maaliyada Galmudug iyo Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Galmudug ayaa ka qeyb galaya Doodaan

                                HOOS KA DHAGAYSO DOODA

LEAVE A REPLY