Dhageyso Ciidamo ka Socda Xooga Dalka oo la Geeyay Maanta Degaano Hoos...

Dhageyso Ciidamo ka Socda Xooga Dalka oo la Geeyay Maanta Degaano Hoos Tag Gobalka Galgaduud Kadib Markii Dagaalo beledyo xoogan ay halkasi ka Dhaceen

0
SHARE

HM)) Xafiiska Cadado  Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa Sheegay in ay Ku guulaysteen in ay joojiyaan Dagaal Beeleedyo  oo muddooyinkii dambe ka taagnay deegaano ka mid ah gobolka Galgaduud.

Taliyaha Guutada 13-aad, qeyb 20-aad ee Ciidanka Xooga Gaashaanle dhexe Nuur Xersi Wardheere oo la hadlay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in ciidamo ay kala dhax dhigeyn laba maleeshiyo beeleedyo oo ku dagaalamay inta u dhaxeysa deegaanada Qalanqale iyo Xeraale oo kawada tirsan gobolka Galgaduud.

Gaashaanle dhexe Nuur Xersi wuxuu tilmaamay in joojinta dagaal Beeleedyadaasi ay ka gacansiiyeen dadka deegaano iyo odoyaasha dhanka ee deegaankaasi.

Hoos ka Dhgaeyso Codka

 

LEAVE A REPLY