Dhageyso Odayaasha Beelaha Hawiye Qaarkood oo si kulul Uga Hadlay Arimo Xasaasi...

Dhageyso Odayaasha Beelaha Hawiye Qaarkood oo si kulul Uga Hadlay Arimo Xasaasi ah

0
SHARE

Boqorka Beelaha hawiye  ka Mida Odayaasha Beelaha hawiye Cabdi axmed cali oo  warbaahinta ku lahadlay magaalada muqdisho ee caasimadda soomaaliya ayaa ka hadlay dadkii shacbka ahaa ee dhawaan ciidamadda maraykanku ay ku dileen deegaanka hoosta deegaanka Bariire Ee Gobolka Shabeeladda

Waxa uu shegay in ciidamada mareykanka ay wadaan bartilmaameed gaar ah isla marana ay u yimaaaden in ay aar goostaan waa uu sida hadalka u dhigaye  waxana uu Fariin adag  u diray dowladda fadaraalka soomaaliya”

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY