Dhageyso Xog Madaxweyne ku xigenka Galmudug iyo Kooxdiisa oo Lagu amray in...

Dhageyso Xog Madaxweyne ku xigenka Galmudug iyo Kooxdiisa oo Lagu amray in ay Cadado isaga Baxaan, Wa Maxay Sababtu ?

0
SHARE

Warar ka naga soo Gaaray Magaalada Cadaado aya Shegaya in Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug iyo Gudoomiyaha Barlamanka Maamulka Galmudug oo cadaado ku sugan loo geyay warqad digniin ah oo ku sabasan in ay joojiyaan kulamo gooni gooni ah oo ay halkaasi ka wadaan isla markana ay isaga baxaan magaalada cadaado
Warkan aya soo shaac baxay Galinkii danbe ee maanta , waxaana digniinta ay qayb ka tahay banaanbaxyo dadka reer cadaado ay shalan ka dhigeen magaaladaasi isla markana ay uga soo horjeedeen garab ka mida maamulka galmudug ee uu hogaminayo madaxweyne ku xigenka galmudug kuwaasi oo hada ku sugan magaalada cadaado

Madaxweyne ku xigeenka iyo gudoomiyaha barlamanka galmudug aya cadaado kula shiray odayaasha beesha saleman iyago waydiinaya garab balse war hoose oo ay heshay hobyomedia aya shegaya in kulankaasi u fashil ku dhamaday

sarakiisha lamaha amaanka Galmudug e cadaado aya hobyomedia.com u shegay in fursad ay sii haystan madaxweyne ku xigenka iyo G Barlamanka galmdug taa oo ay ku sii joogi karan cadaado wa hadii ay joojiyan colaada ay ka dhax abuurayan dadka wada daga ee galmudug

Hoos ka Dhageyso  Codka 

LEAVE A REPLY