Madaxweynihii hore ee Maamulkii ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey) oo la...

Madaxweynihii hore ee Maamulkii ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey) oo la kulmay Masuuliyinta Maamulka Gobala Mudug ee Galmudug Maxase laga wada Hadlay

0
SHARE

Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa Maanta gaaray isla markaana lagu soo dhaweeyey Madaxweynihii hore ee Maamulkii ximin iyo Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey)

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa Tiiceey ku soo dhaweeyey Gaalkacyo,waxna wehlinaya kuxigeenkiisii hore Cabdiraxmaan Shaati Cadde iyo Xubno kale.

Wararkii u Danbeyay ee ku soo dhacay xafiiska warqabadka hobyomedia.com aya wax ay shegayan in uu kulamo xasaasi ah la qaatay tiicey masuuliyiin ka tirsan maamula gobalka mudug e galmudug , qaybaha kala duwan ee bulshada magaalada gaalkacyo iyo sidoo kale xubno ka mida culumada gobalka waxana laga wada hadlay sidii looga shaqyan laha wadajirka shacabka galmdug

magaalada gaalkacyo waxa la qorsheynaya in lagu qabto kulan ay bulshada iyo tiicey ku kala warqadanayan kaasi oo hada la shegayo in la diyaarinayo qaban qaabada kulnkaasi

Maxamed Cabdullaahi Aadan(Tiiceey) ayaa dhawaan soo gaaray Magalada Muqdisho,waxana mudo Afar Sano ah uu ku xirnaa Wadanka Belgium-ka kadib markii lagu soo eedeeyey in uu xiiriir la leeyahay Burcad Baddeeda Soomaalida wallow markii dambe dambigas lagu waayay.

LEAVE A REPLY