Qalalaasa Siyaasadeed Oo Marka Ka Oogan Galmudug, Maxaa Soo Kordhay?

Qalalaasa Siyaasadeed Oo Marka Ka Oogan Galmudug, Maxaa Soo Kordhay?

0
SHARE

Madaxda Sare ee Galmudug waxaa Xilligaan ka dhax oogaan qilaaf siyaasadeed kaasi oo kadhashay hanaanka wax qaaybisga galmudug iyo Ahlusuna kadib markii Madaxdu isku af garan waayeen habka loo marayo wax qaybta

Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo dhawaan shir ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in Mdaxweyne Xaaf uu ku tuntay Dastuurkii Galmudug isla markaana haanka loo qaybiyay Xildhibaanadii dhawaan la isku daray aan loo marin Sharciga

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo asna lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in Galmudug laga weeciyay hanaankii loo dhisay islamarkaana Madaxweyne Xaaf uu talada hoos geeyay Ahlusna

Sikastaba ha ahaatee Madaxweyne Xaaf wali kama uusan hadlin qilaafka ay xubnaha Qaar sheegayaan hayeeshee waxaa jira in dhawaan Galmudug ay baxday qilaaf udhaxeeyay madaxweyne kuxugeenka Gudoonka Baarlanaaka Iyo Madaxweynaha kadib markii Xubno katirsan Xildhibaanada ay sheegeen in madaxweyneaha ay xilikii ka qaadeen hasa ahaatee Xubnakalana ay sheegeen in Gudoonka Baarlamanka IYo Madaxweyne kuxigeenka ay Xilkii iyana ka qaadeen

LEAVE A REPLY