Roobab Xoogan oo ka Bilowday Degaano Hoos Taga Galmudug , Wararkii u...

Roobab Xoogan oo ka Bilowday Degaano Hoos Taga Galmudug , Wararkii u Danbeyay

0
SHARE

Iyadoo Roobab xoogan ay ka bilowdeen Gobolada Dalka somaliya ayaa dhanka kale roobabkaasi waxay hada ka bilowdeen Deegaano Galmudug ka tirsan.

Deegaanka Godinlabe oo hoostagta degmada Cadaado ayaa waxaa ka bilowday Roobab xoogan.

Roobabka ayaa dhanka kale waxaa laga dareemayaa Deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Galgaduud iyadoo laga Cabsi Qabo in ay Saameyn geestaan.

Wixii Warar ah oo ku so kordha dib ayan idin kala socod siin doona

 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.