War dag dag ah Daawo Sawiro Laga soo Qaaday Dhawacyada Ciidamada Somaliland...

War dag dag ah Daawo Sawiro Laga soo Qaaday Dhawacyada Ciidamada Somaliland Dgaaal Wali ka socda Maanta Tukaraq

0
SHARE

Dagaal Xoogan ayaa maanta ka Socda Deganka tukaraq Kaasi oo u dhaxeeya Ciidmada Maamulka Somaliland iyo kuwa puntand waxana warar ay shegayan in dagaalka la iskua deegsanayo hubka nuucyadiisa kala duwan

Sawiro lagu baahiyay website yada ka soo baxa Deganada  Somaliand iyo puntland aya muujinaya dhawacyo hordhac ah oo laga soo qaaday sawirada qayb ka mida ciidankii maanta ku dhawacmay dagaalka tukaraq

Dagaalka oo aan la ogayn qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay aya waxa ay shegayan in wali uu ka socda dagaalka degankaasi waxana war ka soo baxay puntland ay shegtay in puntlnd ay dafcayso degankooda

Wixii Warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

Goordhaw filo sawiro iyo Muqaalo dheraad ah 

Daawo Sawirada Qayb ka mida dhwacyada ciidanka somaliland sawiro laga soo qaaday

LEAVE A REPLY