War Deg Deg ah Dagaal laga CabsI Qabo , iyo ...

War Deg Deg ah Dagaal laga CabsI Qabo , iyo Ciidamada Maamulka Galmudug oo ay Wehlinayan Kuwa Xooga Dalka oo Goordhaw ku Baxay Deganada ………….

0
SHARE

Warar kii ugu Danbeyay ee ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Warbahinta Hobyomedia.come e Mgaalada Cadaado ayaa Waxa ay Shegayaan in Ciidamada Mamaulka Galmudug oo ay Wehlinayan  Ciidamada  Xooga Dalka Soomalya ay ku Baxeen Dgeanada Galmdug ee wali ay shabab ku sii maamulayaan .

Warar lagu kalsoon yahay aya Shegaya in Kulanyo Ciidamdaasi ka Tirsan Ay ku Baxeen Degaano Baxdo ee Gobalka Galgaduud  Halkaasi oo ay Xalay soo Galeen Ciidamo ka Tirsan Maleeshiyada alshabab kuwaasi oo mudo kooban heystay  Degankaasi.

Ciidamadan aya xoreynaya Degano alshabab ay heysteen mudo badan waxana deganadaasi ka mida magaalada xarardheere iyo sidoo kale dhawr degan oo kale hoostaga gobalka Mudug .

Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka oo Qaarkood la hadlay hobyomedia.com aya waxa ay shegeen sababaha ay uga baxeen ciidana xooga magaalada baxdo isla markana ay shabab u qabsadeen waxana ay shgeen in  qorshe malatari uu yahay isla marana shabab aysan ku sii signaan karin Baxdo .

Wixii Warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY