Xog : Dowlada Soomaliya oo Diyaarinaysa Mooshin Xilka looga Qaadayo Madaxweyne...

Xog : Dowlada Soomaliya oo Diyaarinaysa Mooshin Xilka looga Qaadayo Madaxweyne Xaaf , iyo Xildhibano Muqdihso looga Yeeray

0
SHARE

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf aya sameystay awood aad u sareysa islamarkaana uu isaga difaacayo duulaan kaga soo wajahan dhanka dowladda federaalka Soomaaliya.

DFS ayaa dooneysa in markaan ay la wareegto awoodda maamul goboleedyada, waxaana la doonayaa in ololahaasi dhanka Galmudug laga bilaabo.

Xaaf ayaa arrintaasi ka gaashaantay, wuxuuna haystaa codadka xildhibaanno badan oo isaga difaacaya, walibana cidda uu doona ridi kara.

Xildhibaannada Ahlu-sunna ka yimid dhammaan cododkooda waxaa leh Xaaf, halka kuwii horena kala bar uu haysto, waana awood aan caadiahayn.

Warar Hoose o ay Heshay Hobyomedia.com aya SHeegaya in Xubno ka Tirsan Barlmaanka Galmudug looga Yeeray Magaalada Muqdihso iyadoona Kulamo Hoose la leh Madaxda  Dowlada Fadaraalka Soomaliya waxaana arintan Mooshin ka loo maraya sida la Sheegayo Qaab Kicin Beleed ku aadan iyadoona Beelaha Galmudug ku Midoobay la iska horkenayo kadibna Barlmanka Cusb ee labada dhinac la siin doono lacgao farbadan si meesha  looga saaaro madaxweynaha Maamulka Galmudug

DFS ayaan la ogeyn xeeladaha ay u adeegsan doonto Galmudug gaar ahaan madaxweyne Xaaf Blase Xogtan hoose ee loo dusiyay hobyomedia.com aya ku soo adaysa Xili  Dowlada Soomaliya iyo Maamulka Jubaland ay ka dhaxayso Xisad xasaasi ah iyadoona Magalada Muqdisho looga dhawqay urur ka soo horjeeda awooda madaxweyne axmad madoobe taa oo dad badan ay shegayan in dowlada dhexe ay ka danbeyso

Wixii Warar ah oo ku soo kordha kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY