Akhriso Magacyada Shabab oo Yeenalaya Hogamiyaal Beelahooda Awood Badan ku Leh Yaase...

Akhriso Magacyada Shabab oo Yeenalaya Hogamiyaal Beelahooda Awood Badan ku Leh Yaase ka Mid ah

0
SHARE

Degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan bartamaha dalka Soomaaliya horraantii bisha Ramadaan waxaa ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab.

Al-Shabaab oo mudo saacado ah gacanta ku hayay degmadaasi ayaa hadana waxaa dib ugu laabta Ciidamada Dowladda Federaalka oo ay wehlinayaan Ciidamo Itoobiyan ah,balse markii dambe hadana dib uga baxeen.

Mas’uuliyiin katirsan Al-Shabaab ayaa socdaal indha indheyn ah ku tagay Moqokori si ay usoo indha indheeyaan xaaladda magaalada.

Odayaal dhaqameedyo iyo mas’uuliyiin ayaa goob fagaara ah kula hadlay ciidamadii magaalada qabsaday iyo waxgaradka deegaanka, Sheekh Yuusuf Ciise Kaba Kutukade Guddoomiyaha Al-Shabaab u qaabilsan Gobolka Sh.dhexe iyo Ugaaska Beesha Murusade iyo imaamka beesha Abgaal ayaa shacabka Moqokori ugu hambalyeeyay guushii ay ka gaareen dagaalkii lalagalay maleeshiyaadka Amxaara kalkaala ah,sida lagu yiri war ka soo baxay Al-Shabaab

LEAVE A REPLY