Akhriso Talafashin ku hadlaya afka Galmudug oo Hawada soo Galaya Maalinta…………

Akhriso Talafashin ku hadlaya afka Galmudug oo Hawada soo Galaya Maalinta…………

0
SHARE

Warar  kaa duwan oo ku soo kordhay goordhaw xafiiska warqabadka warbaahinta hobyomedia.come e magaalada dhuusamareb aya waxa ay shegayan in dhawan uu hawada soo galli doono talafashin ku hadlaya afka maamulka galmudug markii ugu horeysay waxana tvga uu noqon doona mid heer caalami ah

ilo wareedyo muhiiim ah aya hobyomedia.com u shegay in tvga uu hawada soo gali doonta maainimada isniinta  isagoo hawada ku sii jiri doono si tijaabo ah waxana uu maraya tijaabooyin kala duwan

Talafashinka aya noqon doona mid laga daawan doono calamka oo dhan waxana uu soo gali doona qaybha  laga helo a tv yada af soomaliga

Waa markii ugu horeysay oo maamullka galmudug uu yeelan doono tv u gaar ah waxana  arintan ay wax badan ka badali doonta baahiyo badan oo dadka deganada galmudug ay u qabeen helida tv gaar u ah maamulka galmudg oo afka dowlada galmudug ku hadli doona

 

LEAVE A REPLY