Akhriso Warbahinta Hobyomedia oo Heshay Warqad Sir ah oo ay Qoreen...

Akhriso Warbahinta Hobyomedia oo Heshay Warqad Sir ah oo ay Qoreen Madaxda Galmudug arimo ku sabsan Khilaafka Labada Dhinac

0
SHARE

Xafiiska Warbaahinta hobyomedia.com ee Mgaalada Gaalkacyo aya Waxa soo Gaaray Warqad sir ah oo ay qoreen Madax ka Tirsan Maamulka Galmudug kadib markii uu sii xogeystay Khilaafka u dhaxeya Madaxda Maamulka Galmudug

Warqadan sirta ah oo si Hoose ay u Heshay Warbaahinta Hobyomedia.com aya Waxa ay tilmamaysa in khilaafkii madaxda ugu saraysa Mamulka Galmudug aan wali xal rasmi ah laga gaarin balse Qoraalkan warqada ku xusan aya tilmaamaysa in Madaxda sare e Galmudug loo qabtay  in go,aan dag dag ah ka gaaran khilaafkooda laga bilaabo 18.6. 2018  toban maamlmood gudahood

Mudadaasi hadii madaxda galmudug ay keeni wayan xal iyo is garad dhab ah oo dhax mara labada dhinac ee is haysa wax la magaabi doona gudi madax banaan  oo xaqiiq raadin ah kuwasi oo dib u eegis ku sameynaya dastuurka maamulka galmdug  , awood qaybsiga beelaha galmudug, iyo macluumad kasta oo keeni kara xal waara

sidoo kale gudiga  xogagta ay soo helaan ayaa la hor keeni donaa ku dhawad 9 garsoore oo madax banaan  kuwaasi oo go,aan rasmi ah ka gaari doona wax  yabahaa la isku haysto

 

LEAVE A REPLY