DAAWO: Ninkii Ajnabiga ahaa ee Garoowe ku guursaday Gabadha Soomaaliyeed oo Jawaab...

DAAWO: Ninkii Ajnabiga ahaa ee Garoowe ku guursaday Gabadha Soomaaliyeed oo Jawaab deg deg ka bixiyay hadal laga baahiyay

0
SHARE

Iyadoo Saacadihii ugu dambeeyey Baraha bulshada Soomaalida qabsaday Sheekada Nin Mareykan ah oo Gabar Soomaaliyeed ku guursaday Magaalada Garoowe ayaa goordhow warbaahinta la hadlay.

Lamaanahaan ayaa warbaahinta la wadaagay Arooskooda iyo waxyaabaha fududeeyay inkastoo si kulul oga hadleyn wararka la isla dhex maraayo baraha bulshada oo kusaabsan arooskooda.

LEAVE A REPLY