Daawo Puntland Oo Dil Ku Xukuntay Ciidamo Kala Goostay Hub iyo Gadiid...

Daawo Puntland Oo Dil Ku Xukuntay Ciidamo Kala Goostay Hub iyo Gadiid ,Galmudugna ka iibsaday

0
SHARE

Maxkamada Sare Ciidamada Maamulka  Puntland aya Dil toogasho ku xukuntayn  7 askari  oo ka hub kala soo Goostay ,  maamulka puntland waxana hubka  ciidmaada puntland ay ka iibsadeen Maamulka Galmudug .

Ciidanka Puntland ka Soo Goostay aya a raadinaya  waxana punt;land ay shegtay in hubka iyo gadiidka ay la fakadeen ay ka iibsadeen dhanka Galmudug isla markana ay arintaasi ay sameyeen xili Puntland ay ku furuntay xaalad dagaal

Hadalkan aya waxa uu ku soo beegmay xili Maamulka Puntand ay dagaal xoogan kula jiraan Ciidamada Maamulka Somalilland

Hoos ka Daawo Muqaalka

 

LEAVE A REPLY