Daawo Qalbi dhagax oo xabsigii laga soo saaray

Daawo Qalbi dhagax oo xabsigii laga soo saaray

0
SHARE

Wararka laga helayo Magaalada Adis ababa ayaa sheegaya inuu socdo qorshe lagu sii deynayo in sarkaalkii ONLF ee dowladda Soomaaliya ay u gacan gelisay dowladda Itoobiya.

Waxaa Col. Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbidhagax booqday xubno ka tirsan xarunta Guddiga Xuquuqda Aadanaha Itoobiya xafiiskiisa ee is-mamulka Soomaalida Itoobiya, waxayna sheegeen inuu degan yahay goob loogu talogalay, iyadoo reerkiisa uu la joogo, isla markaana uu caafimaad qabo.

Qalbi-dhagax oo dhiibistiisa ay dood weyn ka dhalisay Soomaalida dhexdeeda ayaa wararku sheegayaan in dowladda Itoobiya ay sii deyn doonto maalmaha soo socda, taasoo qeyb ka ah isbedelka ka socda dalka Itoobiya.

DAAWO SAWIRRO

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.