Daawo Sawirada : Dhismaha isbitaalka Wisil international Hospital oo Aas...

Daawo Sawirada : Dhismaha isbitaalka Wisil international Hospital oo Aas Aaskiisii la Bilaabay

0
SHARE

Deganka Wasil oo ah Degan ay ku Nool yihiin Dad aad u Fabaran aya Mudo Badan ku tamayay in uu helo isbitaal Wayn oo ah mid loo dhisay Qaab Heer Calami ah  Waxana Rajadaasi oo ahayd mid  ay qabeen Dadka deganka ay had au egtahay mid hirgalaysa Kadib Markii Degankaasi laga Bilabaay Dhismaha isbitaal Wayn oo loo  Dhisi doono Qaab Heer Calami ah

Sawiro la Keenay Xafiiska Warqabadka Warbaahinta Hobyomedia.com ee Mgaalada Gaalkacyo aya Muujinaya  dhismaha aas aaska isbitaalkaasi oo la bilaabay waxana dhismaha sida la shegayo uu socon doona mudo kooban iyadoona habka loo  dhisayo uu nooqn doono qaab sare

Bulshada ka soo jeeda deganadaaasi aya loogu Baaqay in ay Qayb wayn ka qaatan dhismaha  isbitaalka degankaasi oo ah mid  wayn waxana la shegaya in dhaqaalo fabaradan uu ku bixi doono    dhismaha isbitaalkaasi

deganada hoos yimada magaalada gaalkacyo intooda badan ma aysan lahaan jirin isbitaal waxana mudooyinkii u danbeyay dadaalo ay muujiyeen qurbo joog is xil qaamay ay suurto gal ka dhigtay in degano badan oo hoos taga gaalkacyo loo dhiso  isbitaalo madama  dadka xanuusan ama kuwo dhawacyada qaba inta gaalkacyo loo soo wado ay dhibaato jirta awged dhax ugu geeriyoon jireen blse hada waxad mooda in la helay isbadalo kala duwan deganada qaar lo dhisayo ibitaalo  yar yar

Hoos ka Daawo Sawirada

LEAVE A REPLY