Daawo Sawirada Dowlada Somaliya oo Xafiiska Socdaalka iyo Jinsiyadaha ku Balarinaysa...

Daawo Sawirada Dowlada Somaliya oo Xafiiska Socdaalka iyo Jinsiyadaha ku Balarinaysa Deganada Galmudug

0
SHARE

Hay’adda socdaalka iyo jisniyadda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay Xafiis lagu qabto howlaha Hay’adda waxa ay ka furtay Magaalada Balamballe ee Gobolka Gal-gaduud..

Munaasabadda xarigga looga jarayay Xafiiska ayaa waxaa ka soo qeybgalay maamulka Dagmada , arakiil ka socotay HSJ iyo wax garadka Degmada, waxaanay dhammaantood sheegeen in  baahi weyn loo qabay howlaha ay Qaranka u heyso Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda isla markaana ay uga mahadcelinayaan masuuliyiintii ka soo shaqeysay in halkaa Xafiis noocaan ah laga furo.

AKHRISO

Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa degaanno badan oo Soomaaliya ah ka furtay Xafiisyo ka shaqeeya socdaalka, iyadoo muhiimadda siineysa Degmooyinka dhaca dhanka xudduudaha si loola socdo dhaq-dhaqaaqyada halkaasi ka jira.

LEAVE A REPLY