Daawo Sawirada Madaxweynayaasha Jubbaland,Puntland,Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo Gaaray Baydhabo

Daawo Sawirada Madaxweynayaasha Jubbaland,Puntland,Galmudug iyo Hir-Shabeelle oo Gaaray Baydhabo

0
SHARE

Magalada Baydhabo ee Xarunat gobolka Baay waxaa Maanta gaarey dhammaan madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jora si ay uga qeyb galaan shirka Amniga Qaranka.

Madaxweynayaasha Jubbaland,Puntland,Galmudug iyo Hir-Shabeelle ayaa waxaa si kala gooni gooni ah ugu soo dhaweeyey Garoonka Diayaradaha Baydhabo Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo labada Gole ee Maamulkaas.

Madaxda Maamul goboleedyada iyo Madaxweyne Farmaajo,Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa dhammaan waxa ay hatan ku wada sugan yihiin halka uu ka dhacayo shirka Amniga Qaranka oo lagu wado in uu furo Madaxweyne Farmaajo.

Ammaanka Magalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyey,waxana lagu arkayaa Gudaha Magalada Ciidamada dowladda kuwa koonfur Galbeed iyo AMISOM oo amniga xaqiijinaya

LEAVE A REPLY