Daawo Sawirada Wafdi ka Socda Hay.ada socdaalka iyo jinsiyadaha somaaliya,oo M....

Daawo Sawirada Wafdi ka Socda Hay.ada socdaalka iyo jinsiyadaha somaaliya,oo M. Hobyo Gaaray

0
SHARE

Degmada Hobyo ee Gobalka mudug waxaa  gaaray wafdi ka socda Hay.ada socdaalka iyo jinsiyadaha somaaliya,

U jeedka safarka ay ku yimaadeyn Hobyo ayaa lagu sheegay xafiiska basaboorada somaliya oo laga hergili doono Degmada Hobyo.

Shacabka Magaalada Hobyo, ayaa si wayn u soo dhaweyay wafdigan gaaray magaalada hobyo waxana socdaalkood uu yahay sida la shegayo indho indheen lagu sameyo qaabka ugu fudud  ee degankaasi looga herglin galo  xafiiska socdaalka iyo jinsiyadaha

Sikastaba ha ahaatee arintan aya waxa ay ku soo beegmaysa xii Deganaasi uu ku soo kordhay horumaro kala duwan

Wxii Warar ah oo ku soo kordha kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY