Daawo Sawirada Waji kale oo la Bilaabay Dhismaha Wadada isku xiraysa Gaalkacyo...

Daawo Sawirada Waji kale oo la Bilaabay Dhismaha Wadada isku xiraysa Gaalkacyo ilaa Hobyo

0
SHARE

Waxaa si Rasmi ah u bilowday Mashruuca Qeeriga ee Dhismaha Wadada U dhaxeyaa Gaalkacyo ilaa Hobyo oo Dhawaan qeybta 1 aad lasoo Afjaray.

Dhismaha Wadada Qeybyeeda Labaad ayaa hada laga bilaabay Deegaanka Wisil Halkaasi oo si Habsami ah uga Socoto.

Mashruuca ayaa loo badalay ” Geele Bixi aan Gaalkacyo gaarnee waxana ka qeyb qaadanaya bulshada kala duwan ee Daagaanka Wisil.

Dhanka kale waxaa Magaalada Gaalkacyo soo gaaray Qalab Cusub oo ka qeyb qaadanaya Dhismaha Wadada Kaasi oo dhawaan laga soo dajiyay Dekada Boosaaso.

Maamulka Gob ee dhismaha Qaabilsan ayaa sheegay in Dhismaha Wadada ay ku socoto qaab wanaagsan isla markana la marayo guusha Hamigii laga lahaa wadada

LEAVE A REPLY