Daawo Xiisad Siyaasadeed Wali ka Taagan Galmudug iyo Sida Cadaado ay...

Daawo Xiisad Siyaasadeed Wali ka Taagan Galmudug iyo Sida Cadaado ay u Gil Gishay

0
SHARE

Magaalada Cadaado aya Waxa si wayn looga dareemay xiisada siyaasadeed ka wali ka tagan galmudug waxana magaaladaasi ka dhacayay maalmihi u danbeyay  shirar kala duwan oo looga arinsanayay xaaladaha murugsan ee galmduug wali ka tagan

kulankii u danbeyay ee garabka madaxweyne ku xigeenka ay la yeesheen odayaasha beesha saleeman ee cadado aya guu daro ku soo dhamaday waxana odayaasha ay diideen in gudoomiye ku xigeenka oo kooxdiisa loo furo madaxtooyada iyadoo lagu qanciyay in ay ku jiraan xarunta kafaalo oo ah goob ay horay u dagnaan jireen ergadii ka imanaysay degnada galmudug markii la aas aasayay maamulka galmudug

Hoos ka Daawo Muqaalka

LEAVE A REPLY