Daawo Xog Sababta ka Danbeysa in Gaalkacyo laga Diido Lacgta Shilin Somaliga

Daawo Xog Sababta ka Danbeysa in Gaalkacyo laga Diido Lacgta Shilin Somaliga

0
SHARE

Maayarada Gaalkacyo ee Puntland iyo Galmudug Kormeer ku sameeyay Suuqyadda Magaalada Gaalkacyo ayaa Go’aamo adag kasoo saaray dhibaatada maalmihii lasoo dhaafay Shacabka Gaalkacyo ka heysatay diidmada lacagta Shilinga Soomaaliga.

Gudoomiyaha Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barrre ayaa sheegay in ay saakay Kormeereen Suuqyadda Magaalada Gaalkcyo,islamarkaana ay amar ku bixiyeen in Ganacsatadda ay qaataan lacagta Shilinga Soomaaliga.

         HOOS KA DAAWO WARBIXINTA IYO WARIYE CALI MAALIN NUUR

LEAVE A REPLY