Daawo:Qaabka RW Abiy Ahmed loogala cararay goobta qaraxa kadhacay iyo goobta isku...

Daawo:Qaabka RW Abiy Ahmed loogala cararay goobta qaraxa kadhacay iyo goobta isku badashay…

0
SHARE

Ciidamada amniga ee gaarka aha ayaa isku wareejiyay oo goobta kala cararay R/wasaraha Itoobiya Abiy Ahmed, kadib qarax ka dhacay fagaaraha Meskel ee magaalada Adis ababa.

Muuqaal Toos ah laga helay goobta ayaa muujinaay xilligii uu Qaraxu ka dhacay Fagaaraha uu ku sugnaa R/Wasaaraha Itoobiya sidii ay ula carareen ciidamada amniga.

LEAVE A REPLY