Dhageyso Codadkii oo Dhamaystiran: – Kulan Beesha Saleeman ay Cadaado kula Qaateen...

Dhageyso Codadkii oo Dhamaystiran: – Kulan Beesha Saleeman ay Cadaado kula Qaateen Madaxweyne ku xigenka Galmudug si lo Xaliyo Khilafka Xaaf kala Dhaxeyo

0
SHARE

Qaar kamida odayaasha dhaqanka magaalada cadaado oo ugu horayntii goobta kahadlay ayaa shegay in ay diyaar u yihiin In ay lashaqeeyaan madaxda maamulka Galmudug ee kusugan Mgaalada Cadaado.

Gudoomiyaha Baarlmaanka Maamulka Galmudug ayaa sheegay in sababta ay u yimaadeen ay tahay in ay kashaqeeyaan midnimada umada Galmudug ayna Kahortagaan Cidkasta Oo Doonaysa Kala Gaynta Shacabka Reer Galmudug.

Dhanka Kale madaxwayne Kuxigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi Ayaa Sidoo kale Tilmaamay In Aysan diyaar U Aheyn Bur-burinta Maamulka Gal-mudug.

        Halkan Hoose ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY