Dhageyso Culumada Deganada Galmudug oo Sheegay in Dowlada Somaliya ay Qaaday Talaabo Laga Xumaado

Sh. Muxyadiin yuusuf Bare oo kamid ah culuma udiinka Gobolka mudug ayaa si kulul uga hadlay Go.aankii Dowlada Soomaliya ku sheegtay in ay Beesha Caalamka ka Codsanayso Joojinta Kaalmada Ay Siinjireen.Somaliland  .

Waxa uu tilmaaay in aysan wax wanagsan ahayd i dowlada somaliya ay ku dhaqaaqdo talabadaasi xili dowlada somaliya looga baaha i ay ka qayb qaadato arimaha horumar iyo baiadaimada.

isagoo arimahaasi ka hadlaya ayuu tilmamaay in ay wanaagsanan  lahayd i la taagero cid walba oo donaysa i ay iyagu horumarka degankooda  ay sii wataa

               HOOS KA DHAGAYSO WARAYSIGA OO DHAMAYSTIRAN

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements