Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Weerar afka ah ku Qaaday C/Gaas...

Dhageyso Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Weerar afka ah ku Qaaday C/Gaas Madaxweynaha Puntland

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo ka Hadlay furitaanka Kala fadhigii Barlamanka Maamulka Galmudug oo maanta ka furmay Xarunta Kaafaalo ee Magaalada Cadaado ayaa waxa uu weerar afka ku qaaday Madaxweynaha Dowlad Gobaedka Puntland C/Wali Gaas

Waxa uu  Walaac ka Muuujiyay Qalabeena iyo Hubka la siinayo Dowlad Gobaedyada xili uu sheegay in dalka uu ku jiro marxlad adag isla markana hadii la hubkaasi dowlada ay bixiso ay keeni karto in shacabka  uu gacanto u galo isagoo  tusaale u soo qaatay dagaalada ka socda tukaraq

Waxa uu tilmaamay in dowlada hub ay siiso dowlad gobaledyada qaar ay keeni karto dhibaato hor leh waxana uu ku baaqay in dagaalka tukaraq la joogiyo isa markna dowlada ay ka dignoonaato in hub ay bixiso xili deganadaasi qaar ay dagaalo ka socdaan

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY