Dhageyso Maxabiis ka soo jeda Galmudug oo ku dayacan Xabsiyada Garoowe iyado...

Dhageyso Maxabiis ka soo jeda Galmudug oo ku dayacan Xabsiyada Garoowe iyado Jirdil maalin walba loo gaysto

0
SHARE

HM__ Xafiiska Magaalada Hobyo Warar lagu kalsoon yahay oo Warbaahinta Hobyomedia.com ay ka Helayso Magaalooyinka Garoowe iyo Hargeisa aya Shegyaa in Xabsiyada Mgaalooyinkaasi ay ku jiraan Dhalinyaro Maxaabiis ah oo ka soo jeeda Deganada Dowlad Gobaledka Galmudug kuwaasi oo laga soo celiyay Xabsiyo ku yaa Dalka dibadiisa kadib markii lagu edeyay in ay ka mid ahaayeen burcad badeeda somaliya

Dhalinyaradan oo aan si rasmi ah loo heynin tiradooda aya la shegaya in tacadiyo kala duwan ay kala kulmeen xabsiyada garoowe iyo hargeisa halkaasi oo la shegayo in maalin walba jir dil loogu geysto

sidoo kale ilo Wareedyo  lagu kalsoon yahay aya shegaya in qaar ka mida maxaabiistii la xirnayd la sii dayay  arimo qabiilo darteed balse maxabiista ka soo jeeda deganada galmudug ay wali ku dayacsan yihin xabsiga garoowe iyo kan ugu wayn e hargeisa

Masuuliyinta maamulka Galmudug  aya lagu dhaliilay in dhalinyaradaasi ay ka seexdeen balse ay xaq u lahayen in loo soo wareejiyo xabsiyada  deganada galmdug si ehelkooda ay ula socdaan xaalada maxaabiistaasi

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.