Dhageyso Xogta ku sabsan in Dowlada Somaliya ay iyadu Doonayso in Galmudug...

Dhageyso Xogta ku sabsan in Dowlada Somaliya ay iyadu Doonayso in Galmudug ay Burburto ,Barlamankii oo…

0
SHARE

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dooneysa in xal laga gaaro khilaafkaas,taas oo muqdisho isugu keentay Madaxweynaha Galmudug,ku xigeenkiisa iyo guddoomiyaha Baarlamaanka si khilaafka loo xaliyo.

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa sheegay in qorshaha lagu xalinayo khilaafka Galmudug ay wanagsan tahay in lagu dhameeyo Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Galmudug ee dhuusamareeb.

Waxa uu dhaliil ka muujiyey in meel ka baxsan deegaanada Galmudug lagu xaliyo khilaafkaas,hayeeshee uu sheegay in taasi muhiim tahay in xal walba lagu gaaro gudaha degaanada Galmudug.

Hoos Ka Dhageyso Codka Guddoomiye ku xigeenka 1aad  Xareed Cali.

LEAVE A REPLY