Madaxweynaha Galmudug oo ku sugan Garowe isagoona la filayo in uu

Madaxweynaha Galmudug oo ku sugan Garowe isagoona la filayo in uu

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed D. Xaaf ayaa ku sugan Garowe, wuxuu ku yimid Diyaarad, isagoo kulan la qaatay, dhigiisa #Puntland Cabdiweli M. Cali Gaas oo kusoo dhoweeyay Madaxtooyadda.

Socdaalka Xaaf warbaahinta guduhu waxbadan loogama sheegin, balse waxaa la ogyahay inuu jiro khilaaf u dhexeeya madaxda Galmudug.

Guddoomiyaha Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada ahna Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas , waxaana loo badinaya in Madaxweyne Xaaf uu kala hadlo arrimo la xiriira khilaafka Galmudug, taasi oo suuragal ah in sidoo kale uu guddoonka Golahu la xiriiro Madaxweyne Ku-xigeenka iyo Guddoonka Baarlamaanka Galmudug.

Illaa iyo hada Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug, kama hadlin kulanka khaaska ah ee ay ku leeyihiin Garowe

LEAVE A REPLY