War Cusub : Sheikh Caan ah oo Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo ,...

War Cusub : Sheikh Caan ah oo Lagu Dilay Magaalada Gaalkacyo , Wararkii ugu Danbeyay

0
SHARE

Nin hubeysan ayaa  Hotel Yaaasiin ee Gaalkacyo waxaa ay ku dileen Sheekh xasan saalax ismaaciil iyo wiil uu dhalay.

Ninka dilka geystay ayaa goobgooyal waxaa ay shegeen in ay goobta isaga cararay lamana ogo ujeedka ka dambeysay dilkiisa.

Sheikh ayaa la ii sheegay in uu ka mid ahaa culumada qur’aanka saarta dadka xanuunsan.

Bishaan gudaheeda ayaa Gaalkacyo waxaa lagu dilay xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland iyo mid ka.mid ah ilaaladiisa.

Sikastaba ahaatee arintan aya ku soo Beegantay Xili lagu guda jiro Bisha ramadan waxana magaalada Gaalkacyo jawigeeda bishan uu ahaa mid is dagan isa markana aanan dhib badan uu san magaaladaasi ka dhciin base arintan aya dad badan waxa ay ku abuurtay wal wal cusub

Wixii Warar ah oo ku saabsan kala Soco Hobyomedia.com

LEAVE A REPLY