WAR DAG DAG AH M/kuxigeenka Galmudug iyo G.Baarlamaanka Galmudug Oo Kuguul Daraystay...

WAR DAG DAG AH M/kuxigeenka Galmudug iyo G.Baarlamaanka Galmudug Oo Kuguul Daraystay inay Kushaqeeyaan Madaxtooyda Galmudug Ee Cadaado

0
SHARE

M/kuxigeenka Galmudug iyo G.Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir Oo Ku guul Daraystay inay Kushaqeeyaan MadaxtooYada Galmudug Ee Cadaado

26 Bishii May Ayay Ahayd Markii Ay Cadaado Imaadeen Labadaan Masuul Waxaana Wixii Waqtigaas Kadanbeeyay Ay Doonayeen Inay Tagaan Madaxtooyada Waxaase Udiidey Qaar Kamid Ah Waxgaradka Cadaado

Kulamo Isdaba Jooga Oo Ay Layeesheen odoyaasha iyo Wax garadka Ayaa Sicad Loogu Sheegay inaan Loo ogolayn Xarunta Madaxtooyada Mkuxigeen iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Iyo Xildhibaano Tiro yar Oo lashaqeeya Ayaa Xarumo kadhigtay Guryo Kuyaala Magaalada.

Dhinaca Kale Odoyaasha Dhaqanka Cadaado Ayaa Kadigey Fidno Laga Dhex Huriyo Dadka Reer Cadaado Waxayna intaas Kudareen Inay Qaadayaan Wixii Cadaado Kadhacaa Masuuliyadeeda Cali Gacal Iyo Maxamed Xaashi

Dadka reer cadaado ayaa aaminsan in madaxweyne ku  xigeenka galmuduyg , iyo  gudoomiyaha barlamanka galmudug in ay wadaan qorshooyin la isaga horkeenayo shacabka gobalada dhexe waxana cadaado ka dhcy banabaxyo xoogan oo loga soo horjedo carabey iyo gudomiyaha barlamanka galmdug kuwaasi oo shirar xasasi ah ku qanayay cadaado

sikastaba  khilaafka madaxda maamulka galmudug aya gaaray heerkii ugu sarayay waxana hada xaalka uu u egyihiin mid ka sii daraya

Xafiiska wararka Cadaado

LEAVE A REPLY